Wararka

Somaliland: Wasiir Faratoon oo ka Hadlay Tallaabooyin ay Kula Tacaalayaan Sixirooleyaasha iyo Saldhiga Millatari ee UAE

    Hargeysa(Gudgude)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda  Somaliland  Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir(Faratoon),ayaa digniin adag u…

Diyaarinta Hawlaha Sahaminta Shidaal Baadhista oo ka Bilaabmay

Hargeysa(Gudgude)-Agaasimaha Waaxda Shiidaalka ee Wasaaradda Tamarta iyo macdanta Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Iidaan Aadan-cadde, ayaa ka…

Wasiir Caddaani “Waxa kugu Adkaanaya Inaad kala Saarto Warbaahinta Muqdisho iyo BBC-da oo aad Moodo mid Laga wada Maamulo Xamar”

“Somaliland  Laguma Dhex Toogto Laamiyada Suxufiyiinta Qaldama, Balse ka Gef Saxaafadeed  Gala waxa la Mariyaa…

Guddoomiye Cirro oo Halista Saldhigga Millatari ee UAE ku Sifeeyay ‘Bidaari Sibiq bay kugu Gashaa’

  Hargeysa(Gudgude)- Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag uga hadlay…

Siyaasi Khadar Cabdilaahi oo  Soo Dhaweeyay Maalinta Loo Asteeyay Dhallinyarada Somaliland

Hargeysa(Gudgude)-Siyaasi Khadar Cabdilaahi oo ka mid ah dhallinyarada siyaasiyiinta ah ee reer Somaliland, ayaa dhallinyarada…

Ciidammada Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Lagu Qalabeeyay Radaarro ay Kula Socon Karaan Dhaqdhaqaaqa Badweynta

“Ciidankayagu wuu ku filan yahay in uu badda ka difaaco jabhad iyo budhcadba”   Hargeysa(Gudgude)-…

Siilaanyo oo Socdaal Shaqsi ah ugu Kicitimay Ingiriiska Iyo Wefti Xukuumaddiisa ka socday oo u Kicitimay Imaaraadka (UAE)

Hargeysa(Gudgude)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo ayaa safar gaar ah ugu baxay dalka Ingiriiska…

Qodobbo Madaxweynaha Soomaaliya ka Dalbaday Maraykanka Iyo Nooca Hadyadii u Horeeyay ee uu ka Helay Dawladda Trump

Muqdisho (Gudgude)-Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya…

Dood Guddoomiye Cirro Gacanta Sare Yeeshay oo BBC-da Galabta ku Dhex Martay Isaga iyo Wasiirka Madaxtooyadda

Hargeysa (Gudgude)- Barnaamijka dooda ah ee  “Waxay ila tahay” ee ka baxa laanta afsoomaaliga ee…

Siyaasiyiinta Madasha oo Qado Sharaf u Sameeyay Xildhibaannadii Diidanaa Saldhiga Millatari ee Imaaraadku ka Samaysanayo Berbera

Hargeysa(Gudgude):-Siyaasiyiinta madasha wada-tashiga iyo toosinta Qaranka Somaliland, ayaa maanta kulan hadhimo sharafeed ah ku maamuusay…

“Kowda Bisha Sadexaad 01/March Ayaa Xil Wareejintu Halkan Berbera Ka Dhici Doonta, Shirkada Dp World-na Ay Si Buuxda Ulla Wareegi Doontaa Maamulka Dekedeena

Hargaysa(Gudgudenews.com)       “Kowda Bisha Sadexaad 01/March Ayaa Xil Wareejintu Halkan Berbera Ka Dhici…

Amb Baashe Cawil oo Soo kormeeray kana Hadlay Mashruuca Xumbo Weyne

Gudgudenews- Ambasaddor; Baashe Cawil oo Soo kormeeray kana Hadlay Mashruuca Xumbo Weyne     Wariye;…

DAAWO: Khudbadihii ugu muhiimsanaa ee laga jeediyey xafladdii midowga xisbiga KULMIYE iyo Garabkii Toosinta WADDANI

    Wariye; Mustafe Ahmed (Samakaab) Gudgudenews/ Hargaysa, Somaliland  …

“Dawladda Imaaraatka Carabtu Saldhiga Milatari ee Berbera  ka dhisanayso  maaha mid Xukuumadda Soomaaliya loo daba fadhiisanayo oo  meeli uga bannaan tahay”

Hargeysa(Gudgude)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa beesha caalamka ugu baaqday inay wax ka qabato faro-gelinta qaawan iyo…

Xildhibaan Bidhi “Cali Masdil Waxaan Leeyahay Hooyadii Ka Guure Habar-yartii  kuma negaado”

Xildhibaan Bidhi  oo Soo Dhaweeyey Heshiiska Saldhiga Berbera una  Jawaabay Cali Guray  Burco (Gudgude)- Xildhibaan…

Facaa’ilkii Guddoomiyaha Wakiiladdu ku Kacay Fadhigii Labada Gole iyo saamaynta  Sharci iyo Siyaasadeed ee ay ku Yeelan Doonto

By: Cali Xasan Cawaalle Marka hore waxaan soo dhaweynaya ansixintii labada gole ay ansixiyeen in…

‘Saldhiga Millatari Waa Cawsle la Muuseeyay’: Eng. Maxamed Xaashi oo ku Dooday in Xamar Laga Saxeexday Heshiiska Saldhiga ee ay wada Galeen Somaliland iyo UAE

Hageysa(Gudgude)-Wasiirkii hore ee Maaliyadda, Eng. Maxamed Xaashi, Cilmi, ayaa ku dooday in qaab jujuub ah…

Wasiir Caddaani “Cid  Jidh-dil Lagu Sameeyay ma Jiro ee waa wax Khuraafaad iyo Been ah”

Hargeysa(Gudgude)-  Wasiirka  Wasaarada    Warfaafinta     iyo    Wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland Md.   Cismaan    Cabdilaahi   Saxardiid (Caddaani),  ayaa ku…

Danjire Baashe Cawil oo ka Hadlay Dawlado iyo Shirkado Kale oo Danaynaya Maalgashiga Somaliland

Hargeysa(Gudgude)- Safiirka Somaliland ee dalka Imaaaraadka Cabarta Danjire Baashe Cawil,ayaa si qoto dheer u faah…

Madaxweyne Siilaanyo “Waa Ayaan darro in Rag Waaweyni Wadhaf u Soohdaan, inay Gaagixiyaan Geelii hadba la Damco, in Ummaddan Loo Godlo”  

Hargeysa (Gudgude)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud  (Silaanyo),  ayaa sheegay in Somaliland ay…

Fekerka Akhristaha